Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
November 2020
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye Cabdi Xaanshi oo magacaabay guddiga doorashada gobollada Waqooyi
by Admin November 21, 2020Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa dhankiisa soo magacaabay Siddeed xubnood oo ah guddiga doorashada xildhibaannada gobollada Waqooyi [ Soomaliland] Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa hore Madaxweyne Farmaajo ugu eedeeyay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Wararka aan ka heleyno deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in goor dhaw lagu dilay seddax qof oo sida aan wararka ku heleyno shacab ahaa. Dadkaas ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Shirkii Musharaxiinta Madaxweynaha oo goordhow ka furmay Hotelka Jazeera
by Admin November 21, 2020Shirka u dhaxeeya Musharaxiinta Madaxweynaha ee doorashada 2021 ayaa goor dhow ka furmay Hotelka Jazeera ee ku yaalla nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho. Illaa 12 Musharax oo ay ku jiraan Madaxweynayaashii…
-
WARARKA MAANTA
Tedros Adhanom oo beeniyay inuu la saftay Xoogaga Tigreyga
by Admin November 21, 2020Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka, Tedros Adhanom ayaa beeniyay eedeyn uga timid Taliska Militariga Itoobiya, oo ku eedeeyay inuu la saftay Maamulka Gobolka Tigreyga. Taliyaha Ciidamada Itoobiya, General Berhanu Julla ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Xasan Cali Kheyre oo sheegay in uu raali-geliyey CC Shakuur
by Admin November 21, 2020Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii xilka laga qaaday, waxuu xalay Muqdisho kula kulmay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Kheyre ayaa qoraal…
-
WARARKA MAANTA
Shirar gaar gaar ah oo Muqdisho ka socda iyo Musharaxiinta xilka Madaxweyne oo berrito shir leh
by Admin November 21, 2020–Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya. Shirar horudhac u ah kulankaasi oo ay yeelanayaan Musharaxiinta xilka Madaxweyne ayaa caawa ka…
-
WARARKA MAANTA
Shir Muqdisho uga furmaya musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya
by Admin November 20, 2020Maalinta Axada ah toddobaadka danbe oo ay taarkhiidu ku beegan tahay 21 bishan November, ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo midowga musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharixiintan…

