Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
November 2020
-
WARARKA MAANTA
Musharixiinta garabka mucaaradka ee Soomaaliya oo mar kale sheegay in aysan ogoleyn doorasho hal dhinac ah
by Admin November 20, 2020Saacadihii ugu danbeeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa ka soo taggay qaar ka mid ah musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya doorashada 2020-21, dhinaca kalana ah siyaasiyiin siweyn uga biyo diidan hannaanka…
-
Hoos ka dhageyso ku celis Barnaamijka Beeraha oo todobaadkan looga hadlaayo la dagaalanka cayayaanka iyo cudurada ku dhaca dalagyada iyadoo aan sun la isticmalayn,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oon aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Axmed Ciise Cawad” Waan u sheegay madaxweynaha in aan diyaar u aheyn xiligan xil kale oo aan qabto
by Admin November 20, 2020Wasiirkii hore ee Wasaarradda Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad oo wareegto ka soo baxay xafiiska Ra”iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya xilka looga qaaday ayaa ka hadlay sida uu u arko xil…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Maxamed C/risaaq Maxamuud oo loo magacaabay Wasiirka cusub Wasasrada Arrimaha Dibada
by Admin November 19, 2020Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble ayaa u magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud, iyadoo uu xilka ka qaaday Wasiirkii xilkaas hayay Axmed Ciise Cawad. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo magacaabay Guddiga Doorashada Xildhibaannada beelaha Banaadiriga (Akhriso)
by Admin November 19, 2020Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood, waxaana ay qeyb ka noqonayaan Guddiyada doorashada ee dhowaanahan la magacaabayay.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Safiirka Ingiriiska Soomaaliya
by Admin November 19, 2020Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay safiirka dowladda UK u jooga Soomaaliya Ambassador Ben Fender ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo safiirka ayaa…

