Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
April 2021
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo markale sheegay in cunaqabateen lagu soo rogi doono madaxda Soomaalida
by Admin April 27, 2021Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay inay walaac xoogan ka muujinayso isku dhacyadii rabshadaha watay ee ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeya…
-
WARARKA MAANTA
Uk oo cunaqabateen ku soo rogtay siyaasiyiin lagu helay musuqmaasuq
by Admin April 27, 2021Boqortooyada Ingiriiska ayaa cunaqabateyn saartay 22 shaqsi oo 14 ka mid ah ay u dhasheen Ruushka, kuna lug lahaa kiisas musuqmaasuq oo ku saabsan nidaamka cusub ee la dagaalanka musuqmaasuqa.…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada rayidka “SAWIRRO”
by Admin April 26, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa ku baaqay shir deg deg ah oo xal loogu helayo qalalaasihii ka dhacay…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Gargaarka XFS oo saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka
by Admin April 26, 2021Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XJFS ayaa saxiixday heshiis ay Soomaaliya uga mid noqoneyso Wadamadda Afrika ee Awoodda u leh yareynta Khataraha Masiibooyinka. Wasiir Khadiija Diiriye ”Waxaana xarunta Midoowga…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed OO kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka (Sawirro)
by Admin April 26, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Madaxweyne Lafta Gareen ayaa odayaasha Dhaqanka ee Koofur Galbeed kala hadlay xaalada…
-
WARARKA MAANTA
Al-shabaab oo xukun ku fulisay Nin Gabar u geystay fal kufsi ah
by Admin April 26, 2021Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa fagaaro ku yaalla degmada Buula Fullaay ee Gobolka Baay waxaa ay xukun kula fuliyeen Nin lagu helay inuu fal kufsi ah u geystay Gabar kamid ah dadka…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo xasilloonida iyo nabadgelyada Dalka
by Admin April 26, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay dhibaatadii dhacday ee lagu khalkhal gelinayay Ammaanka iyo Nabadda caasimadda, isagoo ku baaqay in cid…

