Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Ali Cabdullahi (gaabshaa)
April 2021
-
Hoos Dhageyso ku celiska barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada iyadoo la adeegsanayo hab farsamo oo deegaanka ah,Barnaamijka waxa iska kaashadey Hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis muhiim ah “SAWIRRO”
by Admin April 26, 2021Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada ah iyo Shaqo Abuurka. Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada iyo Shaqo Abuurka ee TVET ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirada Waxbarashada,…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Xaafada Towfiiq A oo 11 dhibcood aga adkaatey Holwadaag B tartankii Caawa dhexmarey
by Warsan Radio April 25, 2021Hoos ka dhageyso Natiijada tartan aqooneedka bisha barakaysan ee Ramadan ee Radio warsan wareegii 2aad waxaa ku tartamay group (B) oo ay ku tartamayeeyn Xaafadaha kala ah Holwadaag(B) iyo Towfiiq…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka oo xustay Maalinta Duumada Adduunka “SAWIRRO”
by Admin April 25, 2021Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Munaasabad lagu maamuusayay maalinta Duumada Adduunka. Munaasabadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Qeybteeda Xakameynta…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga oo shaaciyay inaysan jirin askar weerar ku qaaday Hoyga Madaxweynihii hore Xasan Sheekh
by Admin April 25, 2021Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo shir jaraa’id goor dhow qabtay ayaa sheegay in dad aan u naxayn bulshada ay soo abaabuleyn maleeshiyaad hubeysan, kuwaasi oo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa “SAWIRRO”
by Admin April 25, 2021Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa tilmaamay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay tallaabooyin…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub itoobiya ee Soomaaliya
by Admin April 25, 2021Muqdisho, April 25, 2021 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Axad ah, xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, kaga guddoomay nuqul ka…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay Dhaqaale la’aan soo wajahday
by Admin April 25, 2021Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay in dhaqaale yari soo wajahday dowladda Federaalka, kadib markii Beesha Caalamka ay joojisay dhaqaalihii ay siin jireen tan iyo bishii agoosto sanadkii 2020. Wasiirka…

