Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
August 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Akhriso War-saxaafadeedka Daahfurka qaadashada Tallaalka ka hortaga COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda
by Admin August 22, 2021Akhriso War-saxaafadeedka Daahfurka qaadashada Tallaalka ka hortaga COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda
-
WARARKA MAANTA
Rooble oo Guddi u xilsaaray Shacab ay dileen Ciidanka Uganda.
by Admin August 22, 2021Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Ugandha ayaa sheegay in baaritaan ay ku sameyn doonaan xasuuqii Amisom ay u geysatay dadkii…
-
WARARKA MAANTA
AMISOM oo qiratay in dadkii ay ku dileen Golweyn ay ahaayeen dad rayid ah
by Admin August 22, 2021Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qirtay in ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku dileen deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal ka soo baxay…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo uga digey muwaadiniintiisa inay u soo dhawaadaan garoonka diyaaradaha Kabul
by Admin August 22, 2021Dowlada Mareykanka ayaa waxa uu muwaadiniintiisa uga digay inay ka fogaadaan garoonka diyaarahada ee Kabul xilli uu jahawareerku weli ka taagan yahay bannaanka hore ee garoonkaasi. Digniin amni oo soo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
-
Duulimaadyadii uu Mareykanka muwaadinintiisa ku daad gureynayay ayaa dib uga bilowday Afgaanistaan kadib markii la hakiyay ku dhawaad 7 saacadood Jimcihii. Saldhigga Mareykanka ee Qatar ayaa noqday mid buux dhaafay…

