Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
August 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo daah furay Munaasabadda guddiga 4-aad ee Af-soomaaliga (Sawirro)
by Admin August 23, 2021Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah furay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga, taas oo lagu qabtay tiyaatarka qaranka ee muqdisho. Munaasabadaan ayaa waxaa sidookale kasoo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Doodaan ka baxdey maanta Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga hadlaayo Takoorka Qabiilada,waxana ka qeyb galey :- 1-Xaaji Maxamed Sanay Ahmed 2-Abdirashiir Aadan Yuusuf tobta Nabada 3: Nuuney…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Ciidamo ka soo horjeeda Hirshabelle oo la wareegay qeybo ka mid ah Baladweyne
by Admin August 23, 2021Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledwayne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qeybo kamid ah magaalada ay ka wareegeen ciidamo ka soo hor-jeeda maamulka Hirshabeelle. Ciidamadan oo ka tirsan…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
-
WARARKA MAANTA
War-murtiyeed 7 qoddob ah oo laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
by Admin August 22, 2021Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee u dambeeyay uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka dalka. War-murtiyeedka kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka…

