Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed Ibraahim (Rashka Boy)
December 19, 2021
-
Hoos ka Dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Abdullahi Nuur Aadan (Jeceloow)
-
WARARKA MAANTA
Amaanka guud ee magaalada Beydhabo oo aad loo adkeeyay iyo shirar dhowr ah oo halkaasi ka dhacayo.
by Admin December 19, 2021Taliyaha Booliska soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Saraakiil ka tirsan Booliska soomaaliya ayaa garay magaaladda beeydhabo oo ah xarunta ku meel gaar ah ee maamulka Koofur galbeed. soomaaliya…
-
Dawlada Jarmalka ayaa bandaw kusoo rogtay dalkaaas si looga hortago faafitaanka nooca cusub ee Karoona kaas oo loo yaqaan Omikroon. Dadka ayaa loo diidi doonaa isku socodka waxaana la mamnuucay…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Howlaha Guud oo Dalka Jordan uga qeyb galay Shirka heer Caalami ah.
by Admin December 19, 2021Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeenta ee XFS Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Dalka Jordan uga qeyb galaya Kalfadhiga afaraad ee Madasha Wasiirada Carabta ee Guriyeynta iyo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle0

