Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy) Dhageysi wanaagsan
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed Abdiraxman (Malela)
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed (Odey)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay xaaladda dalka & doorashooyinka
by Warsan Radio December 30, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Safiiradda Dowladda Ingiriiska ufadhisa Soomaaliya Danjirad Kate Foster.Madaxweynaha iyo Danjiradda ayaa ka…
-
WARARKA MAANTA
Booliska Kenya oo baadi goobaya Ganacsade Soomaali la la’yahay
by Admin December 30, 2021Waxaa la la’yahay ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Xasan kaas oo 23-kii bishan laga afduubtay duukaankiisa oo ku yaalla magaalada Machakos oo aan sidaa uga fogeyn Nairobi, sida…
-
WARARKA MAANTA
Baarlamaanka dalka Itoobiya oo meel mariyay bayaanka wadatashiga ee heer Qaran
by Admin December 30, 2021Golaha Wakiilada Itoobiya oo kulan degdeg ah isugu yimid ayaa waxay ansixiyeen bayaanka aasaaska guddida wada tashiga ee heer Qaran, ee uu dhawaan soo gudbiyay Ra’iisal wasaare Abiyi Axmed. Guddidan…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Mareykanka oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay inay joojiyaan falalka hurin kara xiisadda
by Admin December 30, 2021Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika ayaa faah faahin guud ka bixisay kulamo gaar gaar ah oo khadka Internet-ka ee Aalada Zoomka ay kula yeelatay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu…
-
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay soo geba-gabeysay shir wadatashi ah, oo ay Magaalada Muqdisho kula yeelatay Guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka ah Cabdulqaadir…
-
WARARKA MAANTA
Faah Faahin: Al-Shabaab Oo Saakay Dagaal Kula Wareegay Degmada Balcad
by Admin December 30, 2021Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saakay oo khamiis ah ka dhacay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle. Dad…

