Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy) Dhageysi wanaagsan.
2021
-
WARARKA MAANTA
Ehellada Mukhtaar Roobow oo ku gacan seyray warka kasoo yeeray NISA
by Warsan Radio December 29, 2021Ehelada Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku gacan sayray xog ku jirtay warqad ay soo saartay hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo lagu sheegay inuu nabad qabo, caafimaadkiisuna…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay qorshaha ka bixitaanka AMISOM
by Warsan Radio December 29, 2021Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka ah Mne. Cabdulqaadir…
-
WARARKA MAANTA
Taliyaha CXDS oo ku amray Saraakiisha ciidanka in aysan ku milmin siyaasadda
by Warsan Radio December 29, 2021Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raageoo oo kulan la qaatay dhammaan Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa amray in aysan ku milmin siyaasadda, islamarkaana ay noqdaan ciidan qaran.…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ku celiska Barnaamijka Barashada habka fiican ee Beerashada
by Warsan Radio December 29, 2021Hoos ka dhageyso ku celiska Baraamijka beeraha waxana maanta looga hadlaayo Beerashada Dalagyada Qudaarta,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan Dhageyso:-Ku…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Abdullahi Nuur (jacelow)
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Mareykanka Kala Hadlay Amniga Iyo Doorashada
by Admin December 29, 2021Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee, xilli ay kasoo dartay xiisada ka taagan dalka.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (qalinle)
-
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Ciidamo katirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Xubno kamid ah Al-Shabaab wqxaa uu ku dhexmaray degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka…
-
WARARKA MAANTA
Maxkamadda Yurub oo guul taariikhi ah u gacan gelisay hooyo Soomaali ah + Sababta
by Admin December 29, 2021Hooyo Soomaali ah ayaa guul taariikhi ah ka gaartay dowladda Norway kadib markii Maxkamadda sare ee xuquuqda aadanaha ee Yurub ay xukuntay in mas’uuliyiinta Norway ay ku xadgudbeen xuquuqdeeda kadib…

