Hoos Ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamuud Cali C/laahi (Gaabsha)
2021
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
-
WARARKA MAANTA
WAR-SAXAAFADEED WADAJIR AH Saaxiibada Beesha Caalamka Waxay Ku Baaqayaan in Isxakamayn iyo Wadahadal iyo in Dib Diiradda Loo Saarao Doorashada
by Warsan Radio December 27, 2021Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. Waxaan madaxda Soomaaliya ugu baaqaynaa inay danta dalka ka hormariyaan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Amray Ciidamada Inay Ka Amarqaataan Xukuumada
by Admin December 27, 2021Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo qalab warbaahinta kala hadlay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee dalka ka jirta gaar ahaan go’aankii xalay uu gaaray Farmaajo ee uu…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Malela)
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo xafiiskiisa lug ku tegay ka dib xiisaddii taagnayd
by Warsan Radio December 27, 2021Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa tagay xafiiskiisa kadib markii taliyayaasha milatariga iyo booliska ee Federaalka ay gacan ka gaysteen in xiisadda ka taagnayd Madaxtooyada hoos loo dhigo,…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Shariif Sheikh Axmed “Go’aanadii Farmaajo Waxay Halis Ku Yihiin Jiritaanka Dowladnimada”
by Admin December 27, 2021Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda Cakiran ee haatan dalku marayo, waxaana uu sheegay in Go’aanadii uu qaatey Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo…
-
WARARKA MAANTA
Xasan Sheekh Maxamuud Waxaan cambaareynayaa afgambiga milatari ee uu isku dayay Farmaajo”
by Warsan Radio December 27, 2021Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay tallaabo uu ku sheefay in Farmaajo uu isugu dayay in uu sameeyo Afgembi Qoraal uus oo saaray ayuu ku sheegay in…

