Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow} Dhageysi wanaagsan .
March 2022
-
WARARKA MAANTA
Shiinaha oo kor u qaaday xiriirka kala dhexeeya Ruushka
by Warsan Radio March 30, 2022Wasiirka arimaha dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa sheegay in dawladda Shiinuhu sii kobcin doonto iskaashiga kala dhexeeya Ruushka ayna kor u sii qaadi doonaan xiriirka ka dhaxeeya labad wadan. Arintan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha & Federaalka
by Warsan Radio March 30, 2022Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka. Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweyne Ku Xigeenka Hir-Shabeelle…
-
Hoos ka dhageyso Warka galab ee Idaacada Warsan Tabiye, Wariye Mohamed Abdirahman Abdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Xoghayeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka
by Warsan Radio March 30, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux iyo Cali Maxamed Jaamac.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Golaha Ammaanka Oo Ansixinaya Oggolaanshaha Howlgalka ATMIS Ee Soomaaliya
by Warsan Radio March 30, 2022Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa inay yeeshaan kulankooda caadiga ahaa oo ay uga hadli doonaan Arrimo kala duwan oo ku jirto…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi ka socda WFP oo gaaray degmada Doolow kulamana bilaabay
by Warsan Radio March 30, 2022Guddoomiyaha Degmada Doolow xubno ka mid ah maamulkiisa waxgaradka, cuqaasha iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa kulan la qaatey wafdi ay hogaaminayso ku xigeenka Ha’ayadda Cuntada Adduunka ee WFP Soomaaliya…
-
Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)

