Hoos ka dhageyso warka duhur ee idaacada warsan tabiye Mohamuud Ali Abdullahi (Gaabshaa)
April 2022
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Ceelwaaq
by Warsan Radio April 22, 2022 -
WARARKA MAANTA
Ceelwaaq oo Goordhow lagu doortay Kursigii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka
by Warsan Radio April 22, 2022Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ku doortay Kurisgii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka. Kursiga Hop#119 ayaa waxaa ku guuleystay…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Natiijada tartan aqooneedka Radio Warsan oo caawa Towfiiq ka hartey
by Warsan Radio April 21, 2022waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Towfiiq A iyo Bardaale B xaafada…
-
WARARKA MAANTA
Taliye Xijaar oo sheegay inay jiraan dad diiday in lala dagaalamo Burcadda
by Warsan Radio April 21, 2022Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaoiyeed Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Bulshada Soomaaliyeed loog baahan yahay inay ogaadaan dhibaatooyinka heysta Ciidamada Booliska Soomaaliya xilliyada ay kujiraan howlgallada ka dhanka ah…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo Maanta la qabtay
by Warsan Radio April 21, 2022Xildhibaan Sareedo Mohamed Abdalla ayaa ku guuleysatay doorashada ku celiska aheyd ee kursiga Hop154, kaddib markii ay u tanaasushay Nasteexo Maxamed Yuusuf oo ku Tartamaya kursigan, waxaan qaab gacan taag…
-
Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Maxay Ilhaan Cumar kala hadashay Madaxda dalka Pakistaan?
by Warsan Radio April 21, 2022Ilhaan Cumar ayaa la kulantay hoggaamiyaasha Pakistan iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan kadib booqasho ay ku tagtay dalkaas. Waa booqashadii ugu horeysay ee xubin ka tirsan Congress-ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Abdullahi Ali (Gaabsha)
-
WARARKA MAANTA
Axmed Karaash oo sheegay in uu la wareegay Madaxtinimada Puntland & khilaaf soo baxay
by Warsan Radio April 21, 2022Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa lagu sheeegay in madaxweyne ku xigeenku uu si ku meel gaar ah ula wareegay…

