Mala socotaa in guud ahaan dalka uu ka socda Ololaha Talaalka cudurka Dabeesha.
April 2022
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Khasaaro Ka Dhashay Iska Horimaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Marka
by Warsan Radio April 10, 2022Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Iska horimaad Ciidamo ka wada tirsan Nabadsugida dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhexmaray Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Dad ayaa waxaa ay kusoo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Warsan oo aqrinayo Shuri Ismaaciil Axmed ( Shuri Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Mudanayaal kale oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo
by Warsan Radio April 10, 2022Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii todobaad waxaa ay Magaalada Muqdisho ka wadaan diiwaangelinta iyo Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Xubnaha ugu horreeyay…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Galmudug oo howlgal ku burburiyay Gaari qarax siday
by Warsan Radio April 10, 2022Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedkq Galmudug ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Godyaanyo ee Koonfurta Gobolka Mudug, halkaas oo dhaq dhaqaaqyo ay ka wadeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidamada…
-
WARARKA MAANTA
Maxay tahay sababta xilka looga qaaday Ra’iisul Wasaaraha Pakistaan?
by Warsan Radio April 10, 2022Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Pakistan ayaa xalay xilkii ka xayuubiyay Ra’isul Wasaare Imran Khan, kaddib markii ay soo gaba-gabeeyeen ismari-waa qaatay ku dhawaad 14 saacadood, kadibna ay qaadayeen codka kalsoonida.…
-
Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Axad ah ay Magaalda Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ku qabtaan doorashada hal kursi oo kamid ah…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga oo sheegay in dalka ay kusoo wajahan tahay qatar xoogan
by Warsan Radio April 10, 2022Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa marka hore sheegay in Wakiilkii Midowga Afrika ee Soomaaliya ee la Eryay uu dhibaatooyinkii la shaaciyay & kuwo kale aan la…
-
WARARKA MAANTA
Aqriso+Dhageyso:-Natiijada TARTAN aqooneedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Warsan
by Warsan Radio April 9, 2022Natiijada Tartanaqoonedka bisha Ramadaan ee idaacada Warsan.Caawa waxaa tartamey Xaafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Salaamey B.Labada xaafadood waxey muujiyeen dadaal xoogan sida caadada aheydna waxaa la weydiiyey min todobo…

