Hoos ka dhageyso warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
April 2022
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Maanta Shahaado Siiyay Xildhibaano Hor Leh
by Warsan Radio April 9, 2022Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa weli Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka wada bixinta shahaadada Xildhibaanimo oo ay siinayaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga…
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay Oo Sare U Qaadaysa Gargaarka Bini’aadantinimo Ee Soomaaliya
by Warsan Radio April 9, 2022Iyadoo sanadkaan abaar baahsan ku dhufatay dalka oo saameeysay qoysas farabadan oo kunool Gobolada dalka ayaa Hay’adda gargaarka ee Qaramada Midoobay waxaa ay sheegtay inay sare u qaadayso gargaarka Bini’aadantinimo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan ( Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaaladda Itoobiya
by Warsan Radio April 9, 2022Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay wararka sheegaya gabood-fallo ka dhacay gobolka Tigray ee Itoobiya intii ay socdeen dagaalladii u dhexeeyay ciidmada dowladda Itoobiya oo kaashanaay maleeshiyaadka Amxaarada iyo Jabhadda TPLF.…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay lacagtii ay u fasaxday dowladda Soomaaliya
by Warsan Radio April 9, 2022Madaxweynaha Somaliland oo madaxda sare ee dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey Gurmadkii ay u sameeyeen walaalahood Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadalkan ka sheegay kulan ay Ganacsatada…
-
Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in gantaal uu Ruushku ku weeraray xarun tareen oo ay dad rayid ah ka buuxeen oo ku taalla magaalada Kramatorsk uu dilay ugu yaraan 50 qof,…
-
WARARKA MAANTA
8 Milyan oo dollar oo loogu deeqay ganacsatadii ku hanti waayay Suuqa Hargeysa
by Warsan Radio April 9, 2022Ganacsatada Somaliland ayaa ku dhawaaqay maaliyiin doollar oo ay ugu deeqi doonaan ganacsatadii dhawaan ku hanti beeshay Suuqa Waaheen ee maagaalada Hargeysa ee caasimadda Soomaaliland ka dib markii dab xooggan…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Hirshabeelle oo maanta Jowhar ku qaban doonta doorashada Saddex kursi
by Warsan Radio April 9, 2022Guddiga Hirgalinta doorashooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu waddaa in uu maanta qabto doorashada Saddex kursi oo ka mid ah golaha Shacabka kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay maantana loogu tala…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)

