
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrineysoYusuf Sheikh Adan ( Qalinle)
Baydhowy-{WMN}Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la kulmay Isu-duwaha Koonfurta Soomaaliya ee dalladda isku tagga hay’addaha aan dowliga aheyn…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo oo aqrinayo Maxamed Adan (Socodaal)
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka China Amb. Fei Shengchao. Danjiraha oo dhambaal salaan ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha…
Baydhowy-{WMN}Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen tuulooyin u dhow degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha…
Baydhowy-{WMN}Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa waxay ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay Cudurka COVID-19. Shixnaddan ayaa qayb ka…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhagesyo Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo oo aqrinayo Maxamed Adan (Socodaal)
Baydhowy-{WMN}-Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wada hadlay khadka isgaadhsiinta, iyadoo Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanku uu hambalyo u diray madaxweynaha…
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa booqasho ku tegey Israa’iil, taasoo qayb ka ah dadaallada la doonayo in lagu hagaajiyo xiriirka ka dhexeeya dalka Turkiga iyo Israa’iil, kaas oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
