Hoos Ka Dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan Tabiye, Wariye “ Qasim Maxamed Axmed
July 10, 2022
-
WARARKA MAANTA
Faah Faahin Kasoo Baxeysa Taliye Ciidan Oo Lagu Dilay Xaafad Ka Tirsan Muqdisho
by Warsan Radio July 10, 2022Askari ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa maanta xaafada Gubta gaar ahaan waaxda Barwaaqo ee degmada Deyniile ku dilay Taliyihii Ciidanka Booliska ee Waaxdaasi, halka askari kalana uu dhaawac…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Mukhtar Sheikh Adan (Dalmar)
-
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u hehsiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa degmooyin cusub u aqoonsatay Magaalada Baxdo oo katirsan gobolka Galgaduud & Magaalada Wisil oo katirsan Gobolka Mudug. Qoraal kasoo…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jubbaland oo lagu wareejiyay natiijada imtixaan laga qaaday
by Warsan Radio July 10, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gudoomay Shirkada Human resource management consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubbaland. Kulan kooban oo ka dhacay Madaxtooyada…
-
WARARKA MAANTA
Bannaanbixii ka socday dalka Sri Lanka oo xoogeysatay & Madaxweynaha oo is casilaya
by Warsan Radio July 10, 2022Banaanbaxayaasha waddanka Sri Lanka ee gudaha u galay Madaxtooyada dalkaas ayaa bilaabay inay ku dabbaashaan Barkaddii uu ku dabbaalan jiray madaxweynaha dalkaasi. Shacabka dalka Sri Lanka ayaa ka cabanaya sicir…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlayay Arrimo ku saabsan Amniga
by Warsan Radio July 10, 2022 -
WARARKA MAANTA
Laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay Rag dhac ka geysanayay
by Warsan Radio July 10, 2022 -
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa Ereteriya
by Warsan Radio July 10, 2022

