Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheikh Adan (Dalmar)
July 2022
-
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta.…
-
Baydhabo-{WMN}- Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogay Turkiga oo ay ka wada tirsan yihiin isbahaysiga NATO, kaddib markii Turkiga uu gacanta ku dhigay gantaallada difaaca ee uu Ruushka sameeyo, kuwaasoo uu…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Qasim Maxamed Axmed
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Maanta u ambabaxay dalka kenya
by Warsan Radio July 15, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud & wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Safar Shaqo waxaa uu ugu anbabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dib casuumaad uu ka…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal dhexmaray Ciidanka dowladda & kuwa ATMIS oo dhinac ah & Al-Shabaab
by Warsan Radio July 15, 2022Baydhabo-{WMN}- Xoogag hubeysan oo katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku bilaawday madaafiic waxaa ay ku qaadeen Saldhiga Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS kuleeyihiin degmada Waajid ee…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Puntland Oo Hal Malyan Oo Dollar Ugu Deeqay Gurmadka Abaaraha
by Warsan Radio July 15, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kadib daah-furka Shirweynaha gurmadka Abaaraha, wuxuu Shir-doceed la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland. Madaxweynaha ayaa Ururada Bulshada kala hadlay kaalintooda…
-
WARARKA MAANTA
War Ka Soo Kordhay Xanuunkii Halista Ahaa Ee Ka Dillaacay Tanzania
by Warsan Radio July 15, 2022Baydhabo-{WMN}-Saraakiisha caafimaadka ee Tansaaniya oo baaraya cudur ka dillaacay koonfurta ayaa sheegay in baaritaannada shaybaarka ee hordhaca ah ay meesha ka saareen labada fayras ee kala ah Ebola iyo Marburg.…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 5aad waxaa looga hadlaya Muhiimada ay diiwaan galinta sharciga ahi u leedahay Ganacsatada haweenka ee aan barada lahayn.(ganacsatada yaryar). barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo…

