Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Nabadgelinta Soomaaliya: Hiigsasho cadaalad iyo amni u ah dhamaan Soomalida.
by Warsan Radio September 7, 2022{WMN}-Soomaaliya wa dal kasoo kabanaya xasilooni darro sanado badan ka jirtay. In kastoo horumar muuqda oo dhinacyo badan taabanaya la gaaray, hadana xasiloonida Soomaaliya weli caga badan kuma taagna, muwaadiniinta…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Shiinaha oo la tacaaleysa xaalad daran oo ka dhalatay isbaddelka cimilada.
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Shiinaha ayaa dedaal xooggan ugu jirta wax ka qabashada dhibaatooyinka ka dhashay Abaar ku dhufatay qaybo badan oo dalkaas ah loona badinayo in ay ka dhalatay isbaddelka cimilada. Shiinaha…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal culus oo ka dhacay deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Dagaalo xoogan ayaa xalay markale ciidamada la baxay dib xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan degmada Maxaas u jirta ilaa 30KM. Dagaalka ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Ruushku waxa uu sheegay in aanu filayn in xidhiidhka qabow ee UK uu ku sii kululaan doono Truss.
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa sheegay in ‘in aan la fileyn wax isbedel ah oo wanaagsan’ marka loo eego ra’iisul wasaaraha cusub ee UK. Liz Truss waxay timid xarunta…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska Liz Truss ayaa ballan qaaday in uu meesha ka saarayo duufaanno dhaqaale
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska Liz Truss ayaa ballan qaaday in uu meesha ka saarayo duufaanno dhaqaale Isagoo khudbad u jeedinaya qaranka, Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Ingiriiska Liz Truss…
-
WARARKA MAANTA
QM Oo Kulan Ka Yeelaneysa Xaaladda abaraha ka jira Somalia
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulan gaar ah ka yeelanayaan Xaaladda Soomaaliya, xili dalka ay ka jirto abaaro baahsan oo saameysay dadka…
-
WARARKA MAANTA
Booliska Mareykanka oo baaray Weerar lagu bur buriye Masjid kuyaalla Minnesota
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Koox burcad ah oon heebtooda la aqoonsan ayaa dhac hantiyadeed iyo bur burin u geestay masjidka lagu magacaabo Towfiiq, ee kuyaalla Koonfurta magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.…
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Masar oo ka baxday Shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Dowlada Masar ayaa ka baxay shir ay lahaayeen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta sababo la xiriira xiisadda ka taagan Libya Wafdiga oo uu…

