Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Danab oo kor loo qaadayo tiradooda, Soomaaliya iyo Maraykanka oo sidaas isla gartey.
by ATEERA September 8, 2022Baydhabo-{WMN}-Ciidamada dowaldda Maraykanku ka taageerto Soomaaliya ee kumaandooska Danab ee qayb ka ah SNA ayaa qaadanaya ciidamo cusub, taas oo qayb ka ah kor u qaadida tayadooda iyo tiradooda. Ciidanka…
-
WARARKA MAANTA
MW JFS oo kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya.
by ATEERA September 8, 2022Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda Finland u fadhiya Soomaaliya Pirkka Tapiola. Kulanka Madaxweynaha dalka iyo Safiirka ayaa diiradda lagu saaray kor u…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Uhuru Kenyatta oo haysan waayay bogaadinta William Ruto oo Telefoon ugu hambalyeeyay.
by Warsan Radio September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Xafiiska ka tagaya ee Kenya Uhuru Kenyatta oo laga guuleystay musharrixii uu garabka siinayay ee Raila Odinga ayaa ugu dambeyn heysan waayay bogaadinta William Ruto oo guul ka…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Maxay kawada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS & Danjiraha Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya?
by Warsan Radio September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan gaar ah la qaatay Danjiraha Jaamacadda Carabta Arrimaha Soomaaliya Salah Elguneid waxa ay…
-
WARARKA MAANTA
Mucaaridka Somaliland oo ka hadlay Muddo kororsiga loo sameynayo M/wayne Biixi
by Warsan Radio September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Xisbiyada mucaaradka Soomaaliland ee Waddani iyo UCID ayaa maalinta berri qaadan doona go’aamo waa weyn oo ay sheegeen in ay kaga hortagayaan muddo kordhin loo sameeyo madaxweynaha Soomaaliland muuse…
-
WARARKA MAANTA
Ukraine oo Shaaciyay in Gargaar ay u soo dirayso Soomaaliya
by Warsan Radio September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in dalkiisa gargaar bini’aadanimo usoo dirayaan dalka Soomaaliya oo xilligan qeybo kamid ah ka jiraan abaaro dad iyo duunyaba saameyn xooggan ku…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho
by Warsan Radio September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Muqdisho, Sebteembar 7, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane Yuusuf…

