Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada cusub ee Britain oo markii ugu horreysay laga waayay shaqsi cadaan ah
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Ra’isul wasaaraha cusub ee Britain Liz Truss, ayaa soo xushay gole wasiirro oo markii ugu horraysay nin caddaan ahi aanu qaban doonin mid ka mid ah afarta jago ee…
-
WARARKA MAANTA
Jake Sullivan: “Mareykanka waxa uu aad uga walaacsan yahay macluusha la saadaalinayo ee Soomaaliya”.
by ATEERA September 7, 2022Baydhabo-{WMN}- Jake Sullivan oo La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka ayaa dhaliilay waddamada iyo hay’adaha ka gacma laabtay garab istaagga Soomaaliya si wax looga qabto dhibaatooyinka Bani aadamnimo ee la dhibtoonayaan malaayiin…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Ku-xigeenka QM oo dalka Diib ugu solabtay & Xamse oo qaabilay
by Warsan Radio September 6, 2022Baydhabo-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bini’aadannimada, Martin Griffiths. Waxay ka…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Xukumada Soomaaliya oo shaacisay tirada dadka ay saameysay Abaarta
by Warsan Radio September 6, 2022Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo DFS iyo goobaha ugu daran ee saameynta ay ku…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay sharciyaynta degmooyinka cusub oo ka mid noqonayan Galmudug
by Warsan Radio September 6, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyaynta degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo kamid noqday degmooyinka rasmiga ah ee Galmudug . Labadan Degmo ayaa horey waxaa usoo…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Adan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Guddiga Gurmadka Abaaraha DKGS oo Kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed oo Maanta Baydhabo soo gaarey.
by Warsan Radio September 6, 2022Baydhabo-{WMN}-Guddiga Gurmadka Abaaraha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatey Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mohamuud Macalin Cabdule oo Maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo. Waxaana Shirka looga hadley sidii…

