Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle0
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Faah Faahin Kasoo Baxaya Qaraxa sababay dhimasho iyo dhaawac.
by ATEERA September 6, 2022Baydhabo-{WMN}-khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa jira, iyadoona haatan xaaladdu ay tahay mid kacsan. wararka ayaa sheegaya in khasaaraha ugu badan uu soo gaaray dad rayid…
-
WARARKA MAANTA
Shirkadaha shidaalka iyo Ruushka oo ku heshiiyey in la dhimo wax soo saarka shidaalka
by ATEERA September 6, 2022Baydhabo-{WMN}- Ururka ay ku bahoobeen shirkadaha shidaalka soo saara ee OPEC iyo xulafada uu hoggaamiyo Ruushku ayaa ku heshiiyey in wax yar la dhimo wax soo saarka shidaalka, si wax…
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu danbeeyey Howlgalo ka socda Gobolka Hiiraan.
by ATEERA September 6, 2022Baydhabo-{WMN}- Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo kaashanayo Ciidamada dib u xoreeynta Gobolka Hiiraan ayaa wado howlgalo balaaran oo ay ka sameeynayaan inta udhaxeeyso Degmooyinka Maxaas, Baladweyne iyo degmada Buulo Burde. Ciidamadan…
-
WARARKA MAANTA
Faaf faahino aya ka soobaxeysa Dagaal rag hubeysan iyo ciidamada dowlada oo ka dhacay muqdisho
by ATEERA September 6, 2022Baydhabo-{WMN}- Faahfaahino ayaa ka soo baxaya iska hor imaad khasaare geystay oo xalay ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, kaas oo u dhexeeyey ciidamada ammaanka…
-
WARARKA MAANTA
Kooxda Taliban oo sheegtay in ay Dileen shaqsigii isku qarxiyay Safaarada Ruushka ee Kabul.
by ATEERA September 6, 2022Baydhabo-{WMN}- Afhayeenka Taliban Khalid Zadran ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada ammaanka ay toogteen shaqsiga isku qarxiyay dhismaha Saafaradda Ruushka ee Afghanistan oo xiligaas ay ku sugnaayeen Dad rabay in…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
-
WARARKA MAANTA
Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada dalka Oo la soo Gabeynayo maanta
by ATEERA September 6, 2022Baydhabo-{WMN}-Waxaa Maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo Shirka Wasiirada Wasaaraddaha Maaliyadda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka, kaasi oo shalay ka furmay Caasimadda dalka. Shirka ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Rag ka tirsan Al-Shabaab oo gubay Guryo kuyaalla tuulooyin Hoostaga degmada Baxdo,
by ATEERA September 6, 2022Baydhabo-{WMN}-Wararka ka imanya Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in rag katirsan Ururka Al-Shabaab ay xalay weerareen tuulooyin hoostaga degmada Baxdo, Isla markaana ay gubeen Guryo ay daganayeen dad Shacab…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…

