Hoos kadhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Mohamed Abdirahman (maleele)
September 2022
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Oo Haweenka Kala Hadlay Caqabadaha Heysta
by Warsan Radio September 24, 2022Baydhowy-{WMN}- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama, ayaa guddomiyey kulan looga hadlaayey doorka Haweenka ay ku leeyihiin Hay’addaha Dowladda iyo caqabadaha ka haysta helista xilalka sare, kaasi oo…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Amar Cusub Kala hadlay Golihiisa Wasiirada
by ATEERA September 24, 2022Baydhowy-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta dhaqaalaha ayaa si qota dheer uga hadlay muhiimadda uu hannaanka deyn cafintu u leeyahay horumarka…
-
Baydhowy-{WMN}- Ku-simaha Madaweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Amb.…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Ku Simaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybagalay Maunaasabad Lagu Dhaarinayey Golaha Wasiirada Cusub
by Warsan Radio September 24, 2022Baydhowy-{WMN}-Ku-simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed-nuur Maxamed ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub Gollaha Wasiiradda Dowladda Koonfur Galbeed ee dhowaan uu…
-
WARARKA MAANTA
Dhageys;- barnaamijka athiiny kydeyooy qeybtiisa 11aad
by Warsan Radio September 24, 2022Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 11aad Waa maxay faa’iidada ku jirta in Haweenka ganacsatada ahi badeecadaha ay iibinayaan ku saleeyaan baahida suuqa ka jirta. (Demand and Supply) barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Guddiga doorashada Somaliland oo sheegay in doorashada qaban karin.
by Warsan Radio September 24, 2022Baydhowy-{WMN}-Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa goordhaw qoraal ay soo saareen ku shaaciyay in xilligii loo qorsheeyay doorashada madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa aysan ku qabsoomi karin . Qoraalka ay soo saareen…
-
ARIMAHA BULSHADA
Dhageyso;- Arimaha Bulshada Gaar ahaan Barnaamijka Waxbarashada
by Warsan Radio September 24, 2022Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…

