Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegeyo Warka DUhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
November 2022
-
WARARKA MAANTA
Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Ugu Badnaa Ee Loo Diyaariyay Dagaalka AL-Shabaab
by ATEERA November 28, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka dhawaan ka bilaabanaya deegaanada Jubaland. Madaxweynaha waxaa wehelinayay Wasiirka…
-
ARIMAHA BULSHADA
DHAGEYSO;- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy Qeybtiisa 21 aad
by ATEERA November 28, 2022Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 21 aad Dhaqanka Soomaalida Iyo Ganacisiga Haweenka ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri…
-
WARARKA MAANTA
Shirweynaha Caalamiga Ee Malgashiga Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furmay
by ATEERA November 28, 2022Baydhowy-{WMN}-Shirweynaha Caalamiga ee Malgashiga Soomaaliya oo ay ka soo qeybgaleen Madaxda Dowladda, Hey’adaha ka shaqeeya Mashaariicda, Ganacsatada, Maalgashadayaal caalami ah iyo Martisharaf kale ayaa goordhow ka furmaya magaalada Muqdishu. Madaxweynaha…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegeyo Warka DUhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
-
WARARKA MAANTA
Kulankii Wada-Jirka Ahaa Ee Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Baaqday Kadib Weerarkii Hoteel Villa Rosa
by ATEERA November 28, 2022Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta baaqday kulankii wada-jirka ahaa ee labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,kaasi oo loo madalsanaa maanta. Fariin lo dirtay Xildhibaanada ayaa loogu sheegay in gabi ahaanba uu baaqday kulankii…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay ee weerar loo adeegsaday qarax iyo rasaas oo ka dhacay Muqdisho
by Warsan Radio November 28, 2022 -
WARARKA MAANTA
DEG DEG: Wasiiro ka badbaaday ka qaraxa iyo masuuliyiin ku dhaawacmay
by Warsan Radio November 28, 2022 -
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…

