Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
2022
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada uulo-Burde, isaga oo sidoo kale u magacaabay Guddoomiye Cusub, sidoo kalena dib u qaabeyn…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi horudhac u ah safarka Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray Beledweyne
by Warsan Radio October 20, 2022Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray oo lagu soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) Wasiirka Haweenka Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye &…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
DFS & Dowlad Goboleedyada oo wada gaaray heshiis la xiriira waxbarashada
by Warsan Radio October 20, 2022Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya lagu soo geba-gabeeyay shir u dhaxeeyay Wasaaradda Wabarashada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha waxbarashada Heer Dowlad Goboleed, kaas oo qodobo laga…
-
WARARKA MAANTA
Kenya oo Saddex Bilood gudaheed in ka badan 8 Milyan Dollar ka heshay jaadka ay u soo dhoofiso Somalia
by Warsan Radio October 20, 2022Dowladda Kenya ayaa waxaa la sheegay in qaadka (jaadka) Miirow oo ay u soo dhoofiso Soomaaliya muddada Saddex bilood ah ee kasoo wareegtay markii la ilaabay dhoofinta jaadka ay ka…
-
WARARKA MAANTA
Hay’ad ku baaqday in xayiraad iyo cunaqabateyn hubka ah lagu soo rogo Itoobiya
by Warsan Radio October 20, 2022Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku baaqday in cunaqabateyn dhinaca hubka ah iyo xayiraadyo lagu soo rogo shakhsiyaadka ku lugta leh dagaalka Itoobiya, si tallaabooyinkaas ay gacan…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
by Warsan Radio October 20, 2022Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay hwlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, iyaga oo la wareegay degaano dhowr ah.…
-
WARARKA MAANTA
Muwaadin Soomaaliyeed oo weerar sababay dhimasho iyo dhaawac ka geystay Jarmalka
by Warsan Radio October 20, 2022Muwaadin Soomaaliyeed ayaa laba qof ku dilay mid kalena dhaawacay kadib weerar uu ka geystay duleedka magaalada Ludwigshafen ee gobolka Rhineland ee dalka Jarmalka. Booliska Jarmalka ayaa sheegay in lagu…
