Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh written by Warsan Radio 09/06/2022 Wasiirka Beeraha dalkaTurkiga oo ka mid ah wafdiga ka socda Dowladda Turkiga ee ka qeyb galaya Xafladda Caleemo saarka ayaa goobtabka sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ay ku martiqaadeen inuu Turkiga yimaado.Wuxuu sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii loo horumarin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo uu ka siday Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyob Erdogan uu u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Soomaaliya, waana dowladdii ugu horreeysay ee usoo gurmatay sanadkii 2011-kii markii dalka ay ka dhacday abaar xoogan. Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo You may also like RW Rooble oo Guddi qiimeyn u Magacaabay Garbahaarreey 28/02/2022 Danjire James Swan oo kormeeray Sheybaarka guud ee Qaranka (Sawirro) 29/06/2020 DAAWO XOOLO KU LEDEEN DEGMADA WANLAWEYN EE GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE 16/01/2017 Dhageyso:- Warka Galab ee Idaacada warsan 29/12/2021 Golaha Watashiga Qaran:Dawlada Itoobiya waxa ay ku xadgudubtay Madax banaanida Soomaaliya 03/01/2024 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/01/2022 Villa Somalia oo war kasoo saartay ujeedka safarka Farmaajo ee Eritrea 05/10/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 12/08/2021 Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo baaq kasoo saaray abaarta kajirta dalka 17/08/2022 Wasaarad ka mid ah wasaaraddaha dowladda oo magaca laga badalay 05/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.