Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Masar written by Warsan Radio 08/01/2023 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa manta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho, iyaga oo ku wajahan dalka Masar.Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha oo booqasho rasmi ah uga bilaaban doonta dalka Masar ayaa qaadan doona ilaa Saddex Cisho, waxaana ujeedka safarkiisa lagu sheegay arrimo dhowr ah oo quseeya labada dal.Mudane Xamse iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin magaalada Qaahira, wada hadallo la xiriira iskaashiga labada dal waxa ay la yeelan doonaan madaxda waddanka Masar.Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wada dadaalo ay ku dooneyso inay sii ballaariso xiriirka ay la leedahay qaar kamid ah wadamada Caalamka oo ay kujiraan dalalka taageerada siiya Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Masar was last modified: January 8th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxtooyada oo ka hadashay wararka sheegaya inay wada-hadallo soo codsadeen Al-Shabaab next post Dhaliilo kujira Sharciga Hay’adda NISA ee Golaha Wasiirada ansixiyeen oo la soo bandhigay You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Caalamka ee Waqtigaan ka cusub 16/08/2020 Dhageyso:-Wareysi Maxamed Xasan C/raxmaan Sicir barar dhinaca Raashiinka iyo Lacagta shilin soomaaliga magalada -Xudur 06/07/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 07/09/2020 Wararkii Ugu Dambeeyay kalsooni kala noqoshada Xukuumada Ra’isul Wasaare Kheyre 25/07/2020 Maamulka Shabakadda Warbaahinta Warsan ayaa ka hadlay barnaamijyo maalmaha ciidul Adxaa oo ay uga talagaleen dhageystayaasha Idaacada Warsan. 08/07/2022 DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka Warsan 14/03/2020 Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaadatay wasiirka arrimaha dibadda Jaban. 28/08/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 02/08/2022 Dhageyso;-Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 04/08/2022 Shil Gaari oo Ka Dhacay Baydhabo. 16/04/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.