Beesha sheeqaal Jaziira ayaa waxay maanta shir jaraaiid ay ku qabatay gudaha Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay musuqmaasuq lagu sameeyay xuquuqda kursigii kuraasta Baarlamanka Dowlada federalka ay ku lahaayeen Beeshaas kaa soo ahaa qeebtii banaadiriga ka dhaxayay oo loo soo weeciyay dhanka Dowlada Koofur Galbeed. waa kan Ugaaska Beesha Sheeqal Jaziira Ugaas Axmed Abiikar Weli oo ka hadlaya xaqdarada aan loo dar deyin ee lagu qaatay kursigooda
previous post
