Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda hoolalka ku yaala gudaha madaxtooyada dowlad goboleedka koofut galbeed soomaaliya iyadoo amaanka ay adkay nayeen ciidamada amaanka iyo kuwa amisom 9-11-2016 was last modified: November 9th, 2016 by Warsan Radio
Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda hoolalka ku yaala gudaha madaxtooyada dowlad goboleedka koofut galbeed soomaaliya iyadoo amaanka ay adkay nayeen ciidamada amaanka iyo kuwa amisom 9-11-2016
Ergada todoba kursi beelahooda ayaa doortay todobo xildhibaan oo ka biiri doonta todobadii shalay la taasoo xildhibaanada xildhibaanada aqalka hoose ka dhigaysa 14 xildhibaan. Doorashadii dhacday manta way ka adkayd tii shalay iyado kuraasta qaar la isla aaday wareeg labaad. Waxaa xusid mudan in xildhibaanada manta la doortay ay ku jiraan xildhibaano cusu oo ka guulaystay xildhibaanadii hore ee waqtigooda dhamaaday. Beelaha reer dumaal , Qoomaal,waanjeel, kaliya ayaa ahaa beelaha dib u doortay xildhibaanadoodii hore . raabacaca Sheekh Nuuroow reer dumaal ah Maxamed Mursal Booroow oo qoomaal ah iyo yacquub oo waanjeel ah ayaa ahaa mudanataasha helay kalsoonida ergadooda , Waa kuwan sedexda mudane oo la hadlaya saxaafadda markii ay guulayst