DAAWO XUSKII MOWLIDKA DHALASHADA NAGIBKEENA MOHAMED SCW OO KA DHACAY MAGAALDA BAYDHABO>>,
2015
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Aanu Layeelanay Xildhibaan Yaquub “Marnaba Raali Kama Noqonayno In La Kala Qeybiyo Shacabka Ku Hoos Nool Maamulka Koonfur Galbeed”.
by Warsan Radio December 25, 2015Xildhibaan Yaquub. horayna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag u difaacay Maamulka konfur galbeed soomaaliya uu ogaamiyo Shariif Xasan islamarkaana ka hadlay Xildhibaanada Maamulka Cusub ka dhisaya Magaalooyin…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi:- Xildhibaan Sheekh Adan Madoobe “Marnaba Raali Kama Noqonayno In La Kala Qeybiyo Shacabka Ku Hoos Nool Maamulka Koonfur Galbeed”.
by Warsan Radio December 25, 2015Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe horayna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag u difaacay Maamulka konfur galbeed soomaaliya uu ogaamiyo Shariif Xasan islamarkaana ka hadlay Xildhibaanada Maamulka Cusub ka…
-
WARARKII MAANTA
DAAWO SAWIRADA,XAFLADII XUSKA NABIGA CSW OO LAGU DHIGAY MAGAALADA BAYDHABO
by Warsan Radio December 24, 2015xaflada xuska nabiga oo maanta lagoqabtay baydhabo gaar ahaan jamecatul albadar waxaa kasoo qeebgalay waziirka oowqaafta iyo arimaha diinta axmed maxamed cali sheekh miiris iyo mashaa iikh farabadan DAAWO SAWIRADA,XAFLADII…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo Sawirada: Booqashadii Madaxweynaha KGS iyo Wefdigiisa Ee Degmada Diinsoor>>
by Warsan Radio December 24, 2015Maamulka Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin Ayaa Dhaliil Ku Aadan Tabinta Warar Arimaha Bani,aadanimada Ah Ku Dhaiiley Wariyaasha Gobolka Baay Gaar Ahaan Kuwa Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Gudoomiyaha…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio December 24, 2015Halkaan hoose ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid ah Sargaal Mareekan ah oo laguqabtay magaalada Baraawe…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo Sawirada: Booqashadii Madaxweynaha KGS iyo Wefdigiisa Ee Degmada Diinsoor>>
by Warsan Radio December 24, 2015Madaxweyne Shariif xassan sheikh Aadan iyo wafdi uu hogaaninaayo oo maanta gaarey Magaalada Diinsoor Ee Gobolka Bay halkaas oo sidiiran loogu soo dhoweyey wofdiga. Safarka waxa ku wehliyey wasiirka Wasaarada…
-
WARARKII MAANTA
Daawo: Madaxweynaha koofur Galbeed Soomaaliya Oo Askar Tababar Ugu Soo Xirey Buurhakaba
by Warsan Radio December 24, 2015Buurhakaba(WSR)- Madaxweynaha Dowlada koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi oo hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay, wefdiga madaxweynaha ayaa waxaa kamid ah xildhibaano ka…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- sawiro+ shir jaraaid oo maanta ay ku qabteen magaalada muqdisho xildhibaanada ka soojeeda gabalada koofur-galbeed somaaliya>
by Warsan Radio December 23, 2015Mudisho–WSR–shir jaraaid oo maanta ay ku qabteen magaalada muqdisho xildhibaanada ka soojeeda gabalada koofur-galbeed somaaliya oo ka mid yahay xilabaan aadan madoobe ayaa ugu horeeya xilabaanadii mesha ka hadlay.…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Sawiro+Tababar uga Furmay Weriyeyaasha Gobalka Baay Gaar Ahaan Magalada Baydhabo>>
by Warsan Radio December 22, 2015Tababar uga Furmay Weriyeyaasha Gobalka Baay ayaa maanta magaalada Baydhabo tababar ku saabsan tebinta wararka arrimaha bani’aadannimada uga furay 12 weriye oo ka kala socda idaacadaha magaaladaas iyo wasaaradda warfaafinta…
