{WARSANRADIO} warka caaawa waxaa idi soo haarsiinaysa Shukri ismaaciil
dhageeysi wanaagsan
{WARSANRADIO} Gudoomiyaha Degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool Cabdrisaaq cabdi Duwane ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Abaaro Ay Kajirtop Degaanka Yeed Hada Ladhibaateysay yihiin Dadka Iyo Deeyada Ku Nool Degaankaasi.…
[WARSANRADIO] kadib Markii Ay isticmaleen War biyeed Oo Ay Ku Yaashey Degaanka Masuubiyo oo Katirsan Gobolka Baay. Dadka Degaanka Ayaa Sheegaya In Dadka Dhintey In Ay Ku Sumoween Biyaha hagaaga…
wararka naga soo gaareya Magalada Moqadisho ayaa waxa ay sheegeyaan In xaley Lagu Diley Malaaq Maxamed Cali Xuseen oo ka mid ahaa Malaqyada 135 Malaaq soo Dhisey Dowalada KoobfurGalbeed Soomaliya…
{WARSANRADIO} ujeedada iskuulaadkan ay isu bahaysteen ayaa ah sidii ay muujin lahaayeen wada jirka ee isu tagga sida uu waxtar ugu leehayay mushttamaca marka ay taagantahay marxaladda adag ee…
WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO IDINKAGA IMAANAYEY MAGAALDA BAYDHABO, DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, was last modified: January 30th, 2017…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa aad u qalqal geliyey musharraxiinta isaga xilka madaxweyne kula tartamaya. Xasan Sheekh ayaa xalay meel isugu keenay in ka…
dhageyso wariyaasha koonfur galbeed soomaaliya ayaa falanqeeyey sababta koonfur galbeed ugu soo laalaabanayso iyo sida ugu wanaagsan loo darsi lahaa si mar kale abaar udhicin waxaa idin soo bandhigey warsan…
iyadoo Mudoo yinkii Denbe hadal xeenta Magalada Baydhbo Siween loogu hadal Xeeyey In ay Xildhibaano Qaar ay ka Keeneyaan Mooshin Xilka Loogu qaadeyo madaxaeweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan…
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
