Xildhibaan idiris cabdi Takhtar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Kasoo horjeestey Golaha waziirada cusub ee uu maanta ku dhawaaqey Raโiisal wasaraha xukaamada soomaliya isagoo xildhibaanka Ku dhaliiley Raโiisal Wazaaraha inuu ku Xad gudbey xeerka Saami qeybsiga ee nidaamba 4.5
Dhinaca kalana saluugey xubnaha ku jira golaha waziirada qeybta uga soo aadey Koonfur galbeed Kaasoo Xildhibaanka uu sheegey in aysan Aheyn Wax u cuntami kara Bulshada reer Koonfur galbeed ee uu Xildhibaan idiris Kasoo jeedo .
Waxaana Sidoo kale uu Ku hanjabey in isaga iyo xildhibaanada koonfur galbeed Ansixin doonin marka Golaha Waziirada cusub La horkeeno Golaha shacabka
https://www.youtube.com/watch?v=tV_iTmKNSYQ&feature=youtu.be