Hoos Ka Dhageyso Warka Subaxnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxidiin Xassan Maxamed (Xusni)
April 17, 2020
Xukuumadda, Maamulka Gobalka Banaadir, Taliska Booliska, Culimada iyo Dhaqaatiirta ayaa si toos ah bulshada ugala hadlay xaaladda COVID-19 ee dalka. Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar…
Dhageyso: Wasiirka Wasaaradda awqaafta koonfur galbeed oo corona viruse uga digay bulshadda KGS
Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo armaha diinta koonfurgalbeed soomaaliya mudane cabdulaahi cabduraxmaan ibraahim Baardheere ayaa bulshada koonfur galbeed ugu baaqay inay kadigtoonaadaan aynna kahortagaan halista iyo faafitaanka cudurkan safmareenka ah ee…
Dowladd Goboleedka HirShabelle waxay Hakisay duulimaadyada Rayidka ah ee soo aada Magaalooyinka Dowlad Goboleedka HirShabelle, waxaana warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare lagu yiri. “Duulimaad gaar ah…
Ciidamo ka wada tirsan kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dagaalameen duleedka magaalada Dangoronyo, gaar ahaan Agagaarka deegaanka Dalsan,waxaana la sheegay in dagaalkooda uu sababay khasaaro dhimasho…
- 1
- 2










