Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
June 2020
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Puntland, eedeyna u jeediyey DF
by Admin June 21, 2020Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasoo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland. Ciidankan tababarku…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka & Wakiilka QM ee Soomaaliya oo kulan yeeshay
by Admin June 21, 2020Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa waxa ay ku soo dhaweysay Isbitaalka Guud ee De-Martino wafdi uu hogaaminayay Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cabdiraxman Cabdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Dood ku saabsan xalinta khilaafaadka ee degmada baydhabo ee wasaarada cadaalada.
by Warsan Radio June 21, 2020Doodan oo looga hadlayay adeega kala duwan ee bulshada u heyso xarunta xalinta khilaafaadka ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed gaar ahaan mida Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galey Gudoomiyaha…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay in Kuraasta Haweenka ku fadhiyaan loo gaar yeelo
by Admin June 21, 2020Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedederaalka Soomaaliya ayaa kulan waxaa uu weli uga socdaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadlayo Ajendo muhiim ah. Kulanka oo ah kii 5-aad…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Ciidamo Military ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada
by Admin June 21, 2020Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay waddo ku dhow Xarunta Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan bilooyin ah. Sida wararku sheegayaan ciidankan ayaa xirtay Daljirka Dahsoon illaa…
-
WARARKA MAANTA
Askar ka tirsan Ciidamada dowladda oo qaar ay Al-shabaabnimo ku eedeysanyihiin oo maxkamadda Ciidamada hortagay
by Admin June 21, 2020Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa u fadhiisatay dhageysiga dacwadda loo haaysto askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo lagusoo eedeeyay in qaar kamid ah ay la shaqeeyaan…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo sheegay in ay dileen saraakiil ka tirsan Al-shabaab
by Admin June 21, 2020Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Dug-wariiri oo hoostaga degmada Jannaale ee Gobolka Shabeellada hoose ee Koofur Galbeed Soomaaliya. Sida lagasoo xigtay saraakiil sare oo…

