Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Maxamed C/raxman
January 2021
-
WARARKA MAANTA
Midowga Yurub oo hakiyay dhaqaalihii uu ku taageerayay Itoobiya
by Admin January 16, 2021Midowga Yurub ayaa hakad geliyay dhaqaalihii uu siin jiray dalka Itoobiya, illaa iyo inta hay’adaha gargaarka looga ogolaanayo in ay galaan Gobolka Tigrayga, gargaarkana u gaarsiinayaan dadka kuwooda u baahan.…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga baaraya dhacdadii Xirsi Lugey oo la kulmay Cali Daahir Ciid
by Admin January 16, 2021Cali Daahir Ciid, Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa Madaxtooyada Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay garab ka mida guddiga loo xilsaaray inay baaritaanka ku soo sameeyaan shantii qof ee Arbacadii lagu dilay deegaanka…
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiye Jeyte oo Liyuu Boolis ku eedeeyay in afduub ka gaysteen Gobalka hiiraan
by Admin January 16, 2021Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa Ciidanka Liyuu Boolis ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ku eedeeyay in ay afduub ka gaysteen gobolkaasi. Gudoomiyaha ayaa sheegay dad isugu jiray shacab…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamij looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada
by Warsan Radio January 15, 2021Hoos dhageyso Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta waxa kaga hadleynaa waa Sideen u quudinaa qoysaskeena? Barnaamijka aya waxa soo saartey Hayada Qaramada midowe uqaabilsan…
-
WARARKA MAANTA
Fanaanka Bobi Wine oo sheegay in doorashada la musuq-maasuqay!
by Admin January 15, 2021Waxaa socota tirinta cododka doorashada Madaxweynaha Ugandha oo shalay dhacday, qaar kamid ah hogaamiyayaasha mucaaridka ayaa sheegaya in la musuq maasuqay qaabka ay codbixinta u dhacday. Bobi Wine oo ah…
-
Dowlada Indonesia ayaa gurmad xoogan ka wada jasiirada Sulawesi oo uu ka dhacay dhulgariir awoodiisa lagu qiyaasay 6.2, khasaaraha dhimashada ayaa la sheegay inay ka badan tahay 36 qof tiraddaasi…
-
WARARKA MAANTA
Maamulka Koonfur Galbeed oo casho sharaf u sameeyay xulka Kubadda Cagta KGS
by Admin January 15, 2021Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay casho sharaf loo sameeyay xulka kubadda cagta ee Koofur Galbeed ee dhowaan ka qeybgalay tartankii Muqdisho lagu qabtay ee u dhexeeya ciyaartoyda dowlad goboleedyada iyo…

