Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
February 28, 2021
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo aalada fogaan aragga ee ZOOM-ka kulan gaar ah kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka.
by Admin February 28, 2021Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qadka Internet-ka gaar ahaan aalada fogaan aragga ee ZOOM-ka kulan gaar ah kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka Ra’iisul…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda arrimaha gudaha Tunisia oo qabatay tahariibaal u socday Talyaaniga
by Admin February 28, 2021Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia oo sameysay howl gal looga hortegayo falalka tahriibinta ayaa soo qabatay 87 qof, kuwaas oo qorsheynayay inay u safraan dalka Talyaaniga. Wasaaradda ayaa sheegtay…
-
WARARKA MAANTA
Qin Jian “Somaliya waa dal leh dhul ballaaran iyo khayraad dabiici oo fara-badan”
by Admin February 28, 2021Safiirka Shiinaha ee Somaliya, Amb. Qin Jian ayaa sheegay in Somaliya ay tahay dalka ay dadkiisu yar yihiin, hase yeeshee leh dhul ballaaran iyo khayraad dabiici oo fara-badan. “Somaliya waxaa…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda oo sheegtay in isbitaalada Muqdisho buuxdhaafsheen dadka COVID-19 qaba
by Admin February 28, 2021Dowladda Somaliya ayaa waxay sheegtay in dadka qaba xanuunka COVID-19 ay buuxdhaafiyeen isbitaalada Magaalada Muqdisho, taasoo muujinaysa sida xanuunka uu dalka ugu faafayo. Wasiirka Caafimaadka Somaliya, Foosiya Abiikar Nuur ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Kongreska Maraykanka oo ansixiyay dhaqaale lagu caawinayo dadka uu saameeyay Covid 19
by Admin February 28, 2021Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa Sabtida maanta ah ansixiyay xirmo dhaqaale oo gaareysa $1.9 trillion, taas oo uu madaxweyne Joe Biden ku doonayo in uu ku taageero dadka Mareykanka ah ee…

