Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
July 18, 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Cali Baaqow
-
Hoos ka dhageyso Warka galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Bashar al-Assad oo markii afraad loo dhaariyay xilka madaxweynaha Suuriya
by Admin July 18, 2021Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad oo si rasmi ah dib loogu doortay markisii afraad bishii May ayaa loo dhaariyay madaxweynaha dalkaas Sabtidii shalay aheyd, inkasta oo ay jireen dalal badan oo…
-
WARARKA MAANTA
ku dhawaad 30 ruux oo roobab daadad xoogan wata ku dileen India
by Admin July 18, 2021Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhimatay dhul g’ iyo derbiyo dumay, kuwaa oo ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da;ay Mumbai oo iyada ah magaalada ugu dadka badan…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan beesha caalamka
by Admin July 18, 2021Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulammo goonni goonni ah la yeeshay xubno ka tirsan beesha caalamka. Ra’iisul wasaare Rooble ayaa maanta qaabilay Danjiraha Midowga…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muxidiin Xasan Maxamed (Xusni)
-
WARARKA MAANTA
Meydka laba wiil oo walaalo ahaa oo laga helay wabiga Shabeelle ee Magaalada Baledweyne
by Admin July 18, 2021Meydka laba wiil oo Walaalo ahaa oo ku dhacay Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ayaa laga helay xaafada Buundaweyn ee magaalada Baledweyne. Wiilashaan walaalaha ahaa ayaa shalay Wabiga…
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya oo xirtay in ka badan 300 qof oo looga shakiyay inay taageerayeen TPLF
by Admin July 18, 2021Booliska Itoobiya ayaa sheegay inay xireen in ka badan 300 qof oo lagu tuhunsan yahay inay taageerayeen jabhadda ka dagaallanta gobolka ku yaalla waqooyiga dalkaas ee Tigray. Dadkan waxaa laga…
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed oo u damaashaad tagay Xeebta Baraawe
by Admin July 18, 2021Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Cali Saciid Fiqi ayaa galabta u damaashaad tagay Xeebta Degmada Baraawe. Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa damaashaadkiisan ku wehlinayay xubno uu ka mid yahay Gudoomiyaha…

