Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqt6aar Sheekh Aadan (Dalmar)
August 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Dood ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga+Sawiro
by Warsan Radio August 29, 2021Baydhabo-{WMN}-Dood ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga. Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga Waxaa Su,aalo lagu weydiinayaa qof ku xeeldheer arinta Sharciga, waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo Ururka qareenadda Koonfur Galbeed.…
-
WARARKA MAANTA
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay
by Admin August 29, 2021Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal dhexmaray ciidamada Koofur Galbeed iyo kuwa Al-shabaab oo ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaasha Al-shabaab weerar…
-
Maleeshiyada Ururka Al Shabaab ayaa in muddo ahba culeys xoogan ku hayay Maamulka Gobolada Dhexe ka dhisan ee Galmudug, inkastoo bishii hore laga saaray deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug, qaarkoodna…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
Baydhabo-{WMN}-Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim
-
WARARKA MAANTA
Gantaalo lala beegsaday saldhigga Mareykanka ee xadka Ciraaq
by Admin August 28, 2021Saddex gantaal ayaa lala beegsaday saldhig milateri oo Maraykanku ku leeyahay meel u dhow isgoyska Jerishan ee ku yaal xadka Ciraaq iyo Kuwait, sida uu sarkaal boolis ah u sheegay…

