Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/Rashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy} Dhageysi wanaagsan
October 17, 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo Munaasabad soo dhaweyn u sameeyay Guddigii Somalia ee Maxkamadda ICJ
by Admin October 17, 2021Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Ergadii Soomaaliya ee Kiiskii difaaca Baddeenna oo uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mahdi Maxamed Guuleed…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Warbixin ka dhageystay Guddi uu magacaabay
by Admin October 17, 2021Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Guddiga ku-meel gaarka ee Gargaarka dadkii laga soo musaafuriyey Magaalada Laascaanood. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa…

