Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
April 2022
-
WARARKA MAANTA
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah oo laga helay gobolka Kyiv
by Warsan Radio April 16, 2022Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan booliiska. Dadkaan ayaa ku dhintay dagaalladii ugu dambeeyay ee…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Afrika oo wakiil cusub u magacaabaya soomaaliya
by Warsan Radio April 16, 2022Wargeyska The East African ayaa sheegay in Midowga Afrika uu maalmaha soo socda Soomaaliya u magacaabi doono wakiil cusub kadib markii dhowaan dowladda Soomaaliya ceyrisay Francisco Madeira. The East African…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Shuri Ismaciil Axmed (Shuri Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
13 Suxufi oo maalinkii Saddexaad u xiran ciidanka Somaliland
by Warsan Radio April 16, 2022Waxaa magaalada Hargeysa ku xiran maalinkii Saddexaad 13 Suxufi oo qaarkood ay ka mid yihiin kuwa sida weyn loogu yaqaano Somaliland ka dib markii ay qabteen Ciidanka booliska Somaliland xilli…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kursi ay ku tartamayaan lix Musharax oo Jowhar ka dhaceysa maanta
by Warsan Radio April 16, 2022Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadada Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa lix Musharax oo u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#106. Doorashada ayaa dhici doonta maanta sida ay xaqiijiyeen guddiga. Kursigaan waxaa horay ugu…
-
WARARKA MAANTA
Rooble oo kulan la yeeshay Gudoomiyeyaasha KMG ah ee labada Aqal
by Warsan Radio April 16, 2022Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyeyaasha KMG ee labada Gole ee Baarlamaanka 11aad. Rooble ayaa kala hadlay sidii loo dhameystiri lahaa doorashooyinka, iyo in si dhaqse…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada Israel oo 152 qof ku dhaawacay Masjidka Al-Aqsa
by Warsan Radio April 15, 2022Ugu yaraan 152 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dhaawacay iska horimaad maanta ayaga iyo ciidamada booliska Israel ku dhex-maray gudaha Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa ee magaalada Qudus. Inta badan…
-
WARARKA MAANTA
Tirada Dadka ku dhintay Roobka dabeylaha wata ee ka da’ay Koonfur Afrika oo kordhay
by Warsan Radio April 15, 2022Waxaa sii kordhaya khasaaradaha nafeeed iyo midka hantiyadeed ee uu geystay roobka dabeyaha wata ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degano katirsan waddanka koonfur Afrika. Ugu yaraan 341 qof…

