Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug oo ka wada hadlay gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab
by Warsan Radio September 23, 2022Baydhowy-{WMN}-Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleele)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Qatar oo ugu yaboohday dalal ay kujirto Somalia $12 Milyan oo gargaar ah
by Warsan Radio September 23, 2022Baydhowy-{WMN}-Qatar ayaa 12 milyan oo dollar ugu yaboohday gargaarka bini’aadantinimo ee Geeska Afrika, iyadoo xustay in malaayiin qof oo ku nool gobolkan ay wajahayaan khatar gaajo iyo caqabado waaweyn oo…
-
WARARKA MAANTA
Puntland oo xal ka gaartay shaqaaqo ka dhacday Gobolka Mudug
by Warsan Radio September 23, 2022Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheikh Cali oo ay wehlinayaan Xildhibaan Cabdiweli indhaceel, Gudoomiyaha Degmada Galdogob iyo ku xigeenkiisa ayaa kulan kula qaatay Magaalada Galdogob Beelo dhawaan ay dhex-martay…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee socda & Abaaraha
by Warsan Radio September 23, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta laamaha ammaanka,…
-
WARARKA MAANTA
Dad ku dhintay Doon kula degtay Xeebaha dalka Syria
by Warsan Radio September 23, 2022Baydhowy-{WMN}-Masuuliyiinta dalka Syria ayaa sheegaya inay heleen meydadka illaa 34 qof, iyada oo la soo badbaadiyey 14 qof oo kale oo muhaajiriin ah, ka dib markii ay degtay doontii ay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle) Dhageyso: Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: September 23rd, 2022 by Warsan…
-
Hoos Ka dhageyso warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan ( Qalinle) Dhageyso: Warka Subaxnnimo ee Idacada Warsan was last modified: September 23rd, 2022 by…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Imaaraadka Carabta oo safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya
by ATEERA September 22, 2022Baydhowy-{WMN} Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkeedii u joogay dalka Soomaaliya gaar ahaan ka howlgallayay magaalada muqdisho ee Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya. Wasaaradda…

