
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Aadan (Socodaal)
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray abaabul militari oo cusub, isagoo maanta wacad ku maray inuu adeegsan doono wax kasta oo uu heli karo si uu u ilaaliyo dhulka Ruushka…
Baydhowy-{WMN}-Howlgal saacado badan qaatay ayna hoggaaminayeeen Taliyaha qeybta Bari, Taliyaha Saldhiga Booliiska Yaqshiid iyo guddoomiyaha degmada Kaaraan ayaa waxaa ay ciidmada boolisku ka sameeyeen waqooyiga magaalada Muqdisho oo ay mudooyinkii…
Baydhowy-{WMN}-In ka badan 1,300 oo qof ayaa xabsiga la dhigay, ka dib mudaharaado ka dhacay dalka Ruushka kuwaas oo looga soo horjeedo go’aanka madaxweyne Putin ee ku aaddan in la…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhowy-{WMN}- Difaaca xulka qaranka Germany iyo Real Madrid ee Antonio Rudiger ayaa sheegay in ay jiraan laba waddan oo xulka qaranka Jarmalka kaga horreeya ku guuleysiga Koobka Adduunka ee laba bilood…
Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khalid Abdi Ibrahim
Baydhowy-{WMN}- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed al-Saciid Axmed al-Baz iyo xubno la socday. Ra’iisul…
