Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Sheekh Adan (Dalmar)
September 2022
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Diiday Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey
by ATEERA September 21, 2022Baydhowy-{WMN }Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Degmada Afgooye Ibraahim Xuseen Saalax ayaa Ka Hadlay Warqad Shalay ka soo Baxday Wasaarada Arimaha Gudaha KGS . Warqaadaas Oo Aheyd Mid Gudoomiye Ku Xigeenka…
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Mareykanka oo muwadidini ay Soomaali kujiraan oo dacwad ku soo oogatya
by ATEERA September 21, 2022Baydhowy-{WMN}- Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay lunsadeen 250 milyan oo dollar oo aheyd lacag loogu talagalay quudinta…
-
WARARKA MAANTA
Taliyaha Ciidanka DFS ugu baaqay kordheynta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.ee laga wado guud ahan dalka Somalia
by ATEERA September 21, 2022Baydhowy-{WMN}- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay Saraakiil & Ciidan katirsan Militariga Soomaaliya ayaa ugu baaqay in ay ballaariyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynah Galmudug axmed abdi kaariye oo saxiixay xisbiyada.
by ATEERA September 21, 2022Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ay ka soo qeyb galeen madaxweyne kuxigeenka Galmudug, gudoomiyaha Baarlamaanka, Xeer…
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Sucuudiga Oo Somaliland Ka Wada Hadleen Iskaashiga maalgashiga somaliland
by ATEERA September 21, 2022Baydhowy-{WMN}- Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York Dhiggiisa Sacuudiga, Amiir Faisal bin Farhan bin Abdullah,…
-
WARARKA MAANTA
Somaliland oo Hargeysa ku xirxirtay dhalinyaro falal amni daro ka geystay hargeysa
by ATEERA September 21, 2022Baydhowy-{WMN}- Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay dhallinyaro dhawaan dab qabadsiinayay goobo ganacsi ku yaalla bartamaha magaalada Hargaysa Raggan ayaa waxaa qabtay Kamerada Qarsoon iyagoo ka koobnaa 4 dhalinyaro…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhaegsyo Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceb
-
WARARKA MAANTA
Madaxwenaha Somalia Xassan Sheekh oo ka qeyb-galay shirka 77-aad ee Qaramada Midoobey
by ATEERA September 21, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni…

