Hoos ka dhageyso Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Khaalid Abdi Ibraahim
October 5, 2022
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTA
Dhageyso;- barnaamijka athiiny kydeyooy qeybtiisa 13aad
by Warsan Radio October 5, 2022Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 13aad waxaa looga hadlaya Tallaabooyinka habboon in la qaado si dib loogu qorsheeyo ganacsi socon waayay ama dhibaato la kulmay.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle) Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan was last modified: October 5th, 2022 by Warsan…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTA
Dhageyso;- barnaamijka athiiny kydeyooy qeybtiisa 12aad
by Warsan Radio October 5, 2022Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa `12aad waxaa looga hadlaya Waa maxay iskaashato? Maxayse ka faa’iidi karaan haweenka ganacsatada ahi?barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye;…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Maxamed Abdi Maxmud (Khadar) Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan was last modified: October 5th, 2022 by Warsan…
-
CIYAARAHA
Lasoo Saxeexda!! – Zidane Oo Real Madrid Kula Taliyay Saxeexa Khad Dhexe Oo Premier League Ka Dheela
by ATEERA October 5, 2022Baydhabo-{WMN}- Tababarihii hore ee kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa kooxdiisii hore kula taliyay saxeexa khad dhexe oo ka ciyaara horyaalka Premier League horena loola xidhiidhiyay. Sida uu sheegayo wargeyska…
-
CIYAARAHA
WAR CUSUB: Dhaawaca Goolhaye Courtois Oo Waji Kale Yeeshay & Haddii Uu Seegayo El-Clasico
by ATEERA October 5, 2022Baydhabo-{WMN}- Waxa war cusub laga helayaa xaalada dhaawaca goolhayaha kooxda Real Madrid ee Thibaut Courtois oo seegay kulankii ugu dambeeyay ee ay barbardhaca Axadii Bernabeu kula galeen Osasuna oo soo martiday.…
-
CIYAARAHA
NAXDIN: Daafac Kale Oo Barcelona Ka Dhaawacmaay & Fursadiisa Kulanka El-Clasico
by ATEERA October 5, 2022Baydhabo-{WMN}- Dhaawacyada kooxda Barcelona gaar ahaan dhinaca daafaca ayaa ah kuwo halkooda kasii socda iyadoo haatana uu liiska xiddigaha qolka daawaynta loo diray ku biiray daafaca dhexe ee Andreas Christensen. Barcelona…
-
English news
The Special Envoy of the President in charge of drought met with various officials
by ATEERA October 5, 2022Baidoa Radio WarsanThe Special Envoy of the President in charge of the Drought Emergency Abdirahman Abdishakur Warsame held a large meeting in London with international aid organizations based in the…
-
WARARKII MAANTA
Ergeyga Gaarka ah ee madaxweynha u qaabilsan abaarah oo la kulmay Masuuliyiin kala duwan
by ATEERA October 5, 2022Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Gurmadka Abaaraha .Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada London kulan ballaaran kula yeeshay hay’adaha garagaarka caalamiga ah ee xaruntoodu tahay Ingiriiska Shirka oo ay…

