
Xubnaha guddiga oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa shaaciyay in khilaafkaasi la xaliyay oo gudoomiyuhu uu shaqadii guddiga ee loo doortay uu wali isagu hayo..

Hoos ka dhageyso warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Shueb.
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dooda oo ku saabsanayd ilaalinta xuquuqda haweenka ayaa inta ay socotay waxaa looga hadlay kaalinta haweenka ka qaataan horumarinta qoyska iyo dhibaatooyinka ay la kulmaan iyo sida ay tahay in…
Wararka naga soo gaaraya degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay Bartmaah degmadaas Galabta ku dileen Nin Ganacsade caanka ahaa, iyaga oo dilka kadib goobta ka…
