
Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsanoo aqrinayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle).
Taliska Ciidamada Mareykanka Africa ayaa shaaciyay in ay dileen 12 Xubnood ka tirsan Al-shabaab weerar dhinaca cirka ay oo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga degmada Hobyo ee gobolka Mudug ,…
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood Waxana ay sheegtay Dawlada uu hoggaaimiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay had iyo jeer u ololeynayso nabadda gobolka ayna marna…
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsanoo aqrinayo Wariye Yuusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee xilligaan ka socda meelo kamid ah dalka iyo sida laga yeelayo Ciidamada…
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga qayb-galaya Shirweyne Caalami ah oo looga…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; Sadam Hilal Shueb.
Kooxo hubeysan ayaa waaberigii hore ee saaka waxaa ay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir kudileen Nin Sheekh Caan ka ahaa degmadaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday, sida ay…
Dagaalka magaalada Laasacaanood ayaa galay maalintii 8-aad, waxaana tan iyo saaka dhawaqa hubka jugta culus laga maqlayaa duleedka iyo Xaafadaha Magaalada Laas-Caanood. Inkastoo dhinacyada dagaallamaya ay sheegeen in ay diyaar…
