Jun 4, 2026
June 2026
-
BANDHIGA AQOONTA
Waxaa jira walaac xoogan oo la xiriira Feyruska Ebola oo kusii fidaya Africa.
by abdalleyahye June 3, 2026Jun 3, 2026
-
WARARKA MAANTA
Shariif oo u guuray Mirinaayo iyo abaabulka Banaanbaxa Mucaaradka oo socda
by Warsan Radio June 2, 2026Muqdisho waxaa ka socda diyaargarow xooggan oo ay wadaan madasha samatabixinta Soomaaliya, kuwaas oo qorsheynaya bannaanbax ballaaran oo lagu wado inuu saameyn ku yeesho xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyadoo laga…
-
WARARKA MAANTA
Israa’iil oo sheegtay inay hawadeeda ku qabatay Gantaal laga soo tuuray Lubnaan.
by Warsan Radio June 2, 2026Ciidanka Israa’iil ayaa sheegay in subaxnimadii Talaadada ay hawada ku qabteen laba gantaal oo laga soo ganay dhanka Lebanon. Ciidanku wuxuu sheegay in la ogaaday “shay duulaya oo laga shakiyay”…
-
WARARKA MAANTA
Maraykanka oo Xaqiijiyay Midnimada Soomaaliya, Somaliland-na u arkay Saaxiib Istaraatiiji ah
by Warsan Radio June 2, 2026Dowladda Maraykanka ayaa warbixin ay u gudbisay Kongareeska ku caddeysay inay weli aqoonsan tahay midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo Somaliland lagu tilmaamay saaxiib suurtagal ah oo…
-
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu dhammeystay muddadii loo doortay, isla markaana aanu garanayn waxa uu weli u raadinayo sii…
-
WARARKA MAANTA
Trump oo shaaciyay waqtiga la dhameystiri doono heshiiska Iran iyo Mareykanka
by Warsan Radio June 2, 2026Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta ABC ku sheegay inuu rumeysan yahay in heshiiska lala gaarayo Iraan, kaas oo lagu kordhinayo xabbad-joojinta laguna furayo marinka badda ee…
-
WARARKA MAANTA
Doodan oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka iyo doorka haweenka Soomaaliyeed,
by abdalleyahye June 2, 2026Doodan oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka iyo doorka haweenka Soomaaliyeed, oo ay ka qeyb galeen xubin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka iyo haween u dhaqdhaqaaqa arrimaha dumarka., waxa aad kala socotaa…

