January 2017
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamij Aanu Ka Diyaarinay Dhibaadada Xalada Abaareed Ay Hada Ka Taagan Soomaaliya,
by Warsan Radio January 15, 2017Barnaamij Aanu Ka Diyaarinay Dhibaadada Xalada Abaareed Ay Hada Ka Taagan Soomaaliya Gaar ahaan Degaanada koonfureed ee soomaaliya waxaan ugu baaqaynaa dadaka degaanada ka soo jeeda in ay gacan ay…
-
WARARKA MAANTA
DHAGAYSO AQOONYAHAN OKAASH OO EEDEYN UJEEDIYEY MADAXDA UGU SAMEYSA MAAMULKA KOONFUR GALBEED
by Warsan Radio January 15, 2017okaash sugow oo ah aqoon yahan kasoo jeeda koonfur galbeed wuxuu dhaleecayn ujeediyey maamulka koonfur galbeed oo madaxda uyahay shariif xasan shekh aadan wuxuuna ugu digey arimaha hada ay wadaan…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO: XILDHIBAAN CISMAAN CAATO” MOOSHIN KA DHAN AH MADAXWEYNAHA MA WADNO, DOWLADA KGS AYAAN TOOSIN RABNAA”
by Warsan Radio January 15, 2017Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka arinsanaayey toosinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidii loo samata bixin lahaa umada mas’uulka looyahay. …
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:13 QOF OO CUDURKA SHUBANKA UGU DHIMATAY DEGAANKA GOOF GADUUD SHABELLOW EE GOBOLKA BAY
by Warsan Radio January 15, 2017Wararka ka imaanaya Degaanka Goof Gaduud Shabellow Ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in cudurka shubanka uu ku dilay Degaankaas 13 qof oo isugu jiro carruur iyo dad waaweyn. Sida Gudoomiyaha…
-
WARARKA MAANTA
Dhageso:-Waxbarashada Sare ee Gobolka Hiiraan aya sare u kacday sanadihii danbe {warbixin}
by Warsan Radio January 15, 2017Waxbarashada Sare ee Gobolka Hiiraan Qodobada Jaamacaadka ka furan gobolka Tayada Waxbarashada sare ee gobolka Suuragalnimada helista Master Degree Jaamacaadka ka furan gobolka Gobolka hiiraan oo ka tirsan gobolada…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso Wareysi Waxaa Xaalad adag ay lasoo Darastey ISbitaalak Gobolka Bay
by Warsan Radio January 15, 2017Uguyaraan,2 Qof ayaa Malintii Cudarka shibin Biyoodka , ugu dhimataa, Isbitalka Guud Ee magalada Baydhabo , Iyadoo ,In ka badan 60 Qof ,OO la cildaran Cudurka shibin Biyoodka , ay…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
by Warsan Radio January 15, 2017Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…
-
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO Maamulaka KGS, somaliaya ayaa waxa ay soo bandhigeen sarlakal Katirsan ururka Al shabab diinsoor
by Warsan Radio January 14, 2017Ciidamada Booliska Gaarka ah Dowlad Goboleed Koongur Galbeed Oo Howlgalo Ka Kawadey Degaan Lagu Magacaabo Raaxoole Oo Degmada Diinsoor Ay Isu Jiraan 47 Km Ayaa Waxaa Ay Kafuliyeen Dil Ciidamo…
-
WARARKA MAANTA
DAAWO VIDEO KULAN AY ISGU YIMAADEEN GUDIGA GANACSATADA GURMADKA ABARAH GOBOLKA BAY,
by Warsan Radio January 14, 2017kulan ay isgu yimaadeen Gudiga ganacsatada Gurmadka abarah gobolka bay ayaa ka dhacadey Magalada , Baydhabo ee Haruunta Gobolka Bay, Kulunka ayaa waxaa lagu doortey Gudi kashaqeendoona Gurmadka Abaaraha Maxamed…

