Baydhabo Somaliya-{WMN}-Warkeeni Fidnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Maxamed C/Raxman Cabdule {Maleele] hadaba aanka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow)
April 2020
-
WARARKA MAANTA
Sacudi Carabiya oo ku dhowaaqday in bisha Ramadan aan lagu tukan doonin masaajidyada
by Admin April 17, 2020Muftiga Sacudi Carabiya Sheekh CabdulCasis Aal Shiikh ayaa ku dhowaaqay in salaadaha bisha Ramadan iyo weliba Iidul Fitriga aan lagu tukan doonin masaajidyada. Sheekh Cabdulcasis ayaa shaaciyay in muslimiintu ay…
-
WARARKA MAANTA
Maxaa ka jira in Coronavirus uu ka soo fakaday sheybaar ku yaalla Shiinaha?
by Admin April 17, 2020Maxaa Qoraallo ay soo direen shaqaalaha safaaradda Mareykanka ee Shiinaha ayaa muujinaya walaac ay shaqaalahaasi ka qabaaan badqabka sheybaarka faayrsaka ee Wuhan oo ah halka uu ka soo billowday xanuunka…
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Cabdullahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Ciidamo ka wada tirsan kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay ku dagaalameen duleedka magaalada Dangoronyo, gaar ahaan Agagaarka deegaanka Dalsan,waxaana la sheegay in dagaalkooda uu sababay khasaaro dhimasho…
-
Dowladd Goboleedka HirShabelle waxay Hakisay duulimaadyada Rayidka ah ee soo aada Magaalooyinka Dowlad Goboleedka HirShabelle, waxaana warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare lagu yiri. “Duulimaad gaar ah…
-
CIYAARAHA
Halyey Magac Weyn Ku Lahaa Kubadda Cagta Oo U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus
by Admin April 17, 2020Halyeygii kooxda kubadda cagta Leeds United ee Norman Hunter ayaa u geeiryooday xanuunka Corovnirus oo uu maalmo ugu jiray cusbitaal. Halyey Magac Weyn Ku Lahaa Kubadda Cagta Oo U Geeriyooday…
-
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka digeysa in Afrika ay noqon karto halka xigta ee xudunta u noqon doonto xanuunka saf-marka ah Covid-19. Qaaradda ayaa waxaa sare u sii…
-
The police in Mogadishu have vowed to continue enforcing strict curfew guidelines even in the holy month of Ramadhan. The announcement was made after the second night of curfew on…
-
WARARKA MAANTA
Hay’adda Amnesty International oo codsatay in bilaa shuruud lagusii daayo Weriye Coldoon
by Admin April 17, 2020Hay’adda caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga ee Amnesty ayaa ka codsatay Somaliland si dhaqso ah lagusii daayo Weriye Cabdimaalik Muuse Codoon oo muddo sanad ah u xiran. War qoraal ah…

