Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
February 7, 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo ku cadaadisay dowladda Soomaaliya inay mamnuucdo gudniinka Fircooniga ah
by Admin February 7, 2021Qaramada Midoobay ayaa mar kale ku celisay codsigeeda ah in dowladda Soomaaliya ay soo saarto sharci lagu joojinayo ku dhaqanka gudniinka fircooniga ah ee dumarka waxyeeleeya. “Gudniinka Fircooniga ah waa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Faafaahino laga helaayo Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Magalada Baydhabo
by Admin February 7, 2021Khasaaro dhmasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay weerar bambaano oo lagu qaaday Hoyga uu Magaalada Baydhabo ku leeyahay Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Korneyl Mahad Cabdiraxmaan Aadan. Goobjoogayaal ayaa waxaa…
-
English news
President Farmajo accuses foreign countries of interfering in elections
by Admin February 7, 2021The outgoing president Mohamed Abdullahi Farmajo who addressed the parliament today acknowledged that there is foreign interference in the country. Although not mentioned in the President’s intervention in Somalia has…
-
WARARKA MAANTA
Farmaajo “waxaan u nahay diyaar doorasho aas aaskeeda yahay 17-kii September
by Admin February 7, 2021Madaxweynaha waqtigiisa dhamaanayo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya, isagoo si gaara diirada ugu saaray muranka hareeyay arrimaha doorashooyinka.…

