Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
July 2021
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u Soo Xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeen Ka Qalin-Jabiyey Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Turksom
by Admin July 31, 2021Muqdisho, Luuliyo 31, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee…
-
WARARKA MAANTA
Qeyb ka mid ah Liiska Tartamayaasha Aqalka Sare Koofurgalbeed oo la shaaciyay
by Admin July 31, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya. Liiska la soo saaray oo ah shan kursi ayaa waxa aku…
-
WARARKA MAANTA
Xubna Ka Socda Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Gaaray Baydhabo
by Admin July 31, 2021Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo waxana Garoonka diyaaradaha shaati Guduud ee magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay xubnaha Guddiga hirgelinta…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka heer Koonfur Galbeed oo Saraakiisha amniga kala hadlay sugidda amniga doorashooyinka
by Admin July 31, 2021Guddiga Hirgellinta Doorashada heer Dowlad- goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Shir looga hadlaayey Sugidda Amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiisha Ciidamada loo xil saaray Amniga Doorashooyinka Booliska, AMISOM iyo UNSOM.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya oo sheegtay in ay fashilisay isku day Al-shabaab ay sameeyen.
by Admin July 31, 2021Dowladda dalka Itoobiya ayaa sheegtay in ay fashilisay isku day ay xubno ka tirsan Al-shabaab ay ku dooonayeen iney gudaha u galaan dalkaasi. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska isgaarsiinta ee deegaanka…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday Xayiraado cusub oo la xiriirta Covid-19.
by Admin July 31, 2021Wasiirka Caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe, ayaa sheegay Jimcihii shalay in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadka isugu imaan jireen, si loo xakameeyo faafista xanuunka COVID-19 oo hadda Faraciisa…
-
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Bulshada in ay ka taxaddaraan faafitaanka Corona Virus oo mar kale laga cabsi qabo wareegiisii saddexaad in uu ka bilowdo Soomaaliya. Qoraal ay Wasaaraddu…

